Maxkamad milatari oo loo gacan galiyay Siyaasiyiin iyo dad kale oo taageersanaa Imran Khan

Maxkamad kutaalla dalka Pakistan, gaar ahaan midda la saaro dadka loo heesto falalka argagaxiso ayaa ciidamada milatariga u oggolaatay in lagu wareejiyo maxaabiis u xiran abaabulka dibad baxyo rabshado watay. Maxaabiiska lagu wareejiyay ciidamada milatariga oo gaaraya 16-nin ayaa katirsan taageerayaasha Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan, waxaana xubnahan lagu soo eedeeyay in … Continue reading Maxkamad milatari oo loo gacan galiyay Siyaasiyiin iyo dad kale oo taageersanaa Imran Khan